Milatariga Israa’iil oo sheegay in duqeyn ku dileen Hussam Abu Harbeed

Ciidamada Israa’iil ayaa wali wada duqeymaha ay la beegsanayaan magaalada Gaza iyo goobo kale oo katirsan dhulka Falastiin, waxaana sii kordhaya khasaaraha dhimasho ee ka dhashay duqeymaha ay fulinayaan ciidamada Israa’iil. War kasoo baxay ciidamada milatariga Israa’iil ayaa lagu sheegay in duqeyn diyaaradeed lagu dilay hoggaamiyaha kooxd Islaamik Jihaad ee ka dagaalanta waqooyiga magaalada Qaza … Continue reading Milatariga Israa’iil oo sheegay in duqeyn ku dileen Hussam Abu Harbeed